Ardayda wax ka barata Iskuulka Farsamada Gacanta Kaalmo Tifek Oo Baydhabo Xaflad Loogu qabtey

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Xarunta Kaalmo Tifek ee lagu barto Farsamada Gacanta ee Xaafada Daarusalaam ee Magaalada Baydhabo ayaa waxey xaflad u qabteen qaar ka mid ah Ardeyda Xarunta Xafladaasi oo lagu dhiira gelinaayey dadaalka ay u muujiyeen sida ay uga go’antahay in ay bartaan Xirfadaha gacanta.

Ardeyda wax ka barata xarunta ayaa waxay tiradooda gaareysaa ku dhowaad 250 Ardey oo isuga jira wiilal iyo Gabdho ayigoo barta xirafadaha kala duwan ee gacanta.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here