Ardayda Wax ka Barata Iskuulada Baydhabo Oo Saameeyay Cudurka Karona.

0
306

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Cudurka corona virus waa cudur inta badan ku fidey Aduunka oo sameyno badan ku yeeshay bulushada sida goobaha waxa barashada iskuulada iyo jaamacadah inta badan waxa ku bartaan Ardeyda kala duwan, waxaana qaar ka mid ah Ardeyda wax ka barata Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay oo Makaroofanka Raadiyo Arlaadi la dhaxqaadnay ayaa ka hadlay saameynada kala duwan ee Cudurka ku yeesha Waxbarashadooda.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdulahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here