Ardayda Jaamacadda Uber Jubba Oo U Fadhiistay Imtixaankii Ugu Dambeeyey Ee Jamacadda.

0
251

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ardada dhigata jaamacdda Uber Jubba ee magaalada Baydhabo ayaa u fadhiistey imtixaankii ugu dambeeyey ee sanadkaani jaamacadda iyagoona soo dhaweeyey sida wanaagsan ee maamulka iyo maclimiinta ay ugu soo diyaariyeen qaadista imtixaanka, waxaana sidoo kale ay shegeeen in maanta ay u tahay maalin ka duwan maalmihii hore oo ay aad u faraxsan yihiin.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here