Ardayda Jaamacadaha Hargeysa Oo Loo Qabtay Kulan Lagu Dhiiragalinayo Wax Akhriska.

0
28

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Jaamacada Hargeysa ayaa sanadkii sadexaad oo xidhiidha u qabatay Ardayda jaamacada kulan kor loogu qaadaayo wax akhriska kaas oo uu soo agaasimay Maktabka Jaamacada Hargeysa.

Gudoomiyaha Maktabka Jaamcadda Maxmuud Cusmaan iyo Dr Abdirashiid Gudoomiyaha Akadeemiyada Jaamacada Hargeysa ayaa Ugu Horeeyn ka hadlay Muhiimada Wax Akhriska uu leeyahay.

Warkung Waliba nig haaye Abdirahman Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here