Ardayda Jaamacadaha Baydhabo Oo Loo soo gabagabeeyay Tababar ku saabsan Maareynta Nafaqa darada.

0
27

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Machadka gerbooda professional college ayaa magalada baydhabo uga soo gabagayeeyey qaar kamid ah ardayda wax ka barata jaamacadaha magaalada baydhabo tababar ku saabsan maareynta nafaqa darada waxaana inta uu socodey tababarka ka faaiideystey ardey fara badan oo ka kala yihin jaamacadaha ayigoona tanina ay u aheyd fursad.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here