Ardayda Jaamacada Zamzam Oo Tartan Kubada Cagta ah ugu soo gabagaboobay Magaalada Baydhabo.

0
71

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Jaamacada Zamzam qeeybteyda magalada Baidoa ayaa soo gaba gabaysay tartan ciyareed oo sanad la ah laguna magcanabo 𝐙𝐔𝐒𝐓 𝗖𝗨𝗣 waa koob Jaaamacada u qabato ardayda jaamacadda dhigato sanadla ah oo ujeedkiisu yahay isdhexgalka ardayda jaamacada.

Sanadkaan waxaa ka qeyb galay 𝟏𝟴 𝗸𝗼𝘅𝗼𝗼𝗱 oo kawada tirsan takhasusiyada jaamacadda lagu barto, dhammaan kooxaha waxay soo bandhigeen ciyaar wanaag iyo xirfadooda taasi oo aheyd mid muujineysay ujeedka koobka.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here