Ardayda Jaamacada koonfurta Soomaaliya Oo Doortay Hogaan Cusub.

0
106

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Doorashadan oo ay ku tartamayeen qaar ka mid ah Ardeyda wax ka barata Jaamacada Koonfurta Sooomaaliya Ee Magaalada Baydhabo si ay u hogaamiyaan Ardeyda, waxaana Goobjoog ahaa Maamulka Jaaamacada iyo Aqoonyahano.

Qaar kamid ah Murashixiintii rabtey in ay qabtaan Hogaanka Ardeyda Jaamacada ayaa waxay ka hadleen waxyabaha ku kalifey in ay isa soo sharaxaan iyo waxa ay qaban doonaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here