Ardayda Jaamacada Baraawe Oo u Fariisatay Imtixaanka Heerarka 1-aad iyo 2-aad.

0
190

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ardayda wax ka barata Jaamacada Baraawe Ee Magaalada Marko ayaa u fadhiisatay Imtixaanka Heerarka 1-aad Iyo 2-aad ee sanadkaan tirada u fadhiisatay Imtixaanka ayaa waxay garayaan in ka badan 150 arday oo ka kal imaadeen Magaalada Marko iyo Deegaanada kale ka tirsan.

Qaar kamid ah ardayda u fadhiisatay Imtixaanka Jaamacada Baraawe Ee Magaalada Marko ayaa ka hadlay dareenkooda iyo sida ay u arkaan Imtixaanka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here