Ardayda Hargeysa Oo Laga Wacyigaliyay Dhibaatada Qabyaalada leedahay.

0
43

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulan ay soo qaban qaabiyeen ururka Xaldoon oo ka dhacay xarunta dugsiga sare ee Gacanlibaax ee Magaalada Hargeysa ayaa lagu soo bandhigay dhibaatooyinka ka jira bulushada dhaxdeeda oo ugu horeyso qabyaalada, taasi oo sameyn ku yeelatay waxabarashada Jiilka cusub ayaa kulaankasi waxaa ka soo qeyb galay madaxada ururada xaldoon iyo aradaya ,macalimiinta, maanulaha iskullka iyo marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here