Ardayda Guriceel Oo loo qabtay Tababar ku saabsan Hanaanka diyaarinta Imtixaanka Qaranka.

0
21

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababar ku saabsan hanaanka diyaarinta Imtixaanka Shahaadiga ah ee Qaranka ayaa loo qabtey Ardeyda Magaalada Guriceel ee Sanadkan ka baxaya Dugsiga sare.

Tababarkan oo ay soo qabanqaabisey Jaamacadda PLASMA ee Galgaduud ayaa soo xaadirey dhamaan Ardeyda Dugsiyada Magaalada Guriceel.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here