Ardayda dhigata iskuulada G/Banaadir Oo Loo qeybiyay Buugaag iyo Agab Waxbarasho.

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xafiiska Ergay Gobaleedka Soomaaliya ee ururka iskaashiga Islaamka oo ay kaa shanayaan ururka gargaarka ee Boqor Salmaan ayaa deeq gar gaar ah oo Buugaag iyo agabka waxbarshada ay gaarsiiyeen Ardeyda aan Awoodin waladiintooda in ay u iibiyaan agabyada waxbarshada.

Boqolaal Ardey oo dhigata iskuulada ay Maamusho Dowlada kuyaala Gobolka Banaadir ayaana laga bilaabey qeybinta Agabka waxbarshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here