Ardayda Dhadhaab oo Dugsiyada sare Dowladda lacag la’aan Looga dhigey

0
55

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi) Xafladaan oo lagu Dahfurayey Dhaqaalaha Hormarinta Deegaanka loo yaqaano CDF ayaa waxaa ka sooqeybgalay Dhamaan Masuuliyiinta laga soodoorto Deegaanka Dhadhaab Bahda Waxrabashada , Hayadaha Samafalka iyo Dadka deegaanka .

Xildhibaanka Laga soodoorto Deegaanka Faarax Macalin Ayaa Shaaciyeyin Dhamaan Iskuulada Dowlada ay lacag la,aan ku dhigan doonaan Ardeyda taasi oo uu bixin doono .

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here