Ardayda Degmada Berdaale Oo ka Faaideysana Tababar la xariira gargaarka Deg-Dega ah

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan ayaa lagu baran doonaa qeybaha kala duwan ee caafimaadka, Sida Durista qofka badbaadinta qof dhiig baxaaya waxaana ka faaideysanaya Ardayda ku nool Degmada Bardaale ee Gobolka Baay, kaasi oo socon doona ku dhawaad 15 maalmood Tababarka ayaa bixin doona Macalimiin ka baxdey Magaalada Baydhabo

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here