Ardayda cusub Jaamacadda BIU oo u fariistay imtixaanka aqbalaada.

0
7

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Jaamacadda Baidoa International Unuversity ayaa Qaar kamid ah Aredyada Sanadkan ka baxay Dugsiyada Sare ee magaalada Baydhabo ka qaatey imtixaanka aqbalaadda jaamacadda,Ku waas oo Sanadkan isku diiwangeliyay jaamacadda.

Qaar ka mid Aredya u fariisatay imtixaanka aqbalaada jaamacadda BIU ayaa ka hadlay Dareenkooda ku aadan ku biirista Jaamacadda iyo Imtixaanka Aqbalaadda ee ay kaga mid noqonayaan Ardeyada Sanadkan ku biiri doono Jamaacaddda

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here