Ardayd kaalmaha hore ka gashay Tartan Qur’aan Akhris Oo Gaalkacyo Xaflad loogu qabtay.

0
46

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada gaalkacyo ayaa waxaa lagu qabtey Xaflad Abaalmarino lagu Gudoonsiinaayey Ardey Kaalmaha Hore ka gashey Tartan Quraan Akhris ah oo ay sooo qaban qaabisey Dalamada Midnimo oo kaashaneysa Wasaarada Diinta iyo Awqaafta maamulka Galmudug

Waxaana Xaflada ka qeybgalay masuuliyiin ka tirsan Galmudug Culimo iyo Marti Sharaf Kale waxaana ugu horeyn ka hadlay Gudiga sooqabanqaabiyey ee Mudnimo waxaana ay sheegeen in tartankaan uu u dhacay sidii loogu talagalay.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here