Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay munaasabad ay ku qalin jabinayeen 20 Arday oo kudo lix bilood ah loo diyaariyay Tacabashada iyo ku shaqeynta Aqabka loo isticmaalo tacbashada Beeraha.
Munaasabada waxaa goobjoog ka ahaa Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya , Maamulka Koonfru Galbeed , Rugta Ganacsatada iyo Madax kale oo ka socotey Bankiga IBS oo isaga maalgalintaan u sameeyey Dhalinyarada
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani