Arday La baray Xirafada Farsamada Gacanta Oo Xaflad Loogu qabtay Magaalada Dhoobley.

0
89

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Maamulka degmada dhoobley ayaa waxaa uu ka qeyb galey munaasabada ay ku qalan jabineyeen qaar ka mid ah ardey baratey qeybaha kala duwan ee farasmada gacanta waxaana uu mashruucan wax lagu baraayey ardeyda uu ahaa mid uu ka socodey degaanada jubaland mudo labo sana ah gaar ahaan degmooyinka af madow, dhoobley iyo kuwa kaloo badan kaasi oo ay ka wada faa’iideysteen haweenka degmooyinkaasi si ay u hormarinyaan naftooda.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir