Arday ku baastay Imtixaanka Fasalka 8-aad Oo Xaflad loogu qabtay Gadoon.

0
87

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Masuuliyiintan oo ka tirsan wasaarada waxbarshada galmudug ayaa ka qeyba galey munaasabad ay ku qalin bedelaneyeen 26 ardey oo ka gudubtey fasalka 8daad ee dugsiga hilaaca una gudbeen faslka form 1 ee dugsiga sare kuwaasi oo noqanaaya dufcadii 10aad ee uu dugsigaan soo saaro.

Munasabdaan oo lagu qabtey xarunta iskuulka ee hilaca oo ku yaala magaalada gadoon ee gobolka galgadudu ayaa waxaa ka soo qeyb galey waladiin macalamiin ardey masuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here