Arday kaalimaha hore ka gashay Tartan Qur’aan Oo Abaal-marino Lagu gudoonsiyey Degmada Guriceel.

0
61

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaflad Lagu Abaalmarinaayey Ardeydii Kaalmaha hore ku guuleysatey Tartanka Quraanka Kariimka ah ee Bisha Raadamaan ayaa lagu qabtey Magalaada Guriceel ee Xarunta Galgaduud

20 Ardey oo laga soo kala Xuley 6 Madaraso oo ku taalada Guriceel ayaana ka qeybgalay Tartanka inta uu socdey waxaana guuleystey 7 Ardey , Ardeyga Kaalinta Koowaad galay ayaa waxaa lagu Abaalmariyey Gaari oo uu bixiyey Maamulka Degmada Guriceel.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here