Arday ka qalin jabisay Machadka Imaamul Nawaawi ee Magaalada Garbahaarey.

0
138

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munsabadaan oo aay ku qalin jabinyeen in ka badan 25 haween ah oo bartay shareecada islaamka isla markaana ka qalin jabiyay Mac-hadka Imaamul Nawaawi ee Magaalada Garbahareey ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka madrsada waalidiin ardeyda qalin jabisay iyo marti Sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here