Arday Ka Qalin Jabisay Machadka Al Qamar Oo Munaasabad Loogu qabtay Baydhabo

0
282

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan oo sii aad ah loo soo agaasimay laguna maamuusaayay In ka badan 80 arday oo ka qalin jibisay machadka Al Qamar ayaa ka dhacday Magaalada Baydhabo. Munaasabada waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin, macalimiin, waalidiin, iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Ramy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here