Arday ka qalin-jabisay dugsiyada sare dalka Oo maanta u fariistay imtixaan.

0
22

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xaruunta Jaamacadda Horumuud ee Gobolka Banaadir ayaa lagu Daah-Furey Imtixaanka Deeqda Waxbarasho ee Horumuud Salaam Foundation 2024, kaas oo ay galeyaan Ardeyda Sanadkan ka qalin-jabiyey Dugsiyada sare ee dalka.

Imtixaankan oo Sanadkiiba mar la qaado oo Socon doono Mudo laba Maalmood ah ayaa Waxaa u Fadhiistey 400 Arday,Kuwaas oo laga soo Xuli Doono Tiro kale oo u sii Gudbaya Xelida Deeqda Waxabarasho ee Horumuud Salaam Foundation.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here