Arday Ka Aflaxday Madarasada Umul Qur,aan Oo Xaflad Loogu qabtay Baladweyne.

0
100

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadaan oo ahyd mid ay ka sooqeybgaleen Walidiin, Culimada Magaalada Beledweyne ayaa u jeedkeeda ahaa in Shahaadooyin lagu gudoonsiiyo Ardey Baratey Xifdinta Qu,aanka Kariimka ee Qowlkii Eebe.

Ardeydaan ayaa waxaa ay aheyd Dufcadii Sedaxaad ee ka qalin jabisa Madarasada Umul Qur’aan ayaa waxaa ay gaarayeen 12 Ardey oo Iskugu Jira wiilal iyo Gabdho

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here