Arday Ka Aflaxday Machadka Al Hudda Oo Xaflad loogu qabtay Baydhabo.

0
67

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ku dhowaad 150 Ardey oo Baratay Luuqada Ingiriiska, Caafimaadk iyo Computer ka ayaa Xaflad qalin jabin ah Looga Qabtey magaalada Baydhabo, waxaana ka soo qeyb galey Gudoomiyaha ku xigeenka Arimaha bulshada ee degmada baydhabo, qaar ka mid ah baxda waxbarshada, maamulka iyo macalamiinta machadka masuuliyiin, Ardeyda Iyo Waaladiin.

Ardeyda loo qabtey Xaflad ayaa waxey wax ka barteen Machadka Al Hudda Education College ee magalada baydhabo.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here