Arday Ka Aflaxday iskuulka Takwa College Oo Xaflad Loogu qabtay Magaalada Xudur.

0
94

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaruumaha waxbarashada degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool mudooyinkaani waxay soo sarayaan ardar kala duwan oo ka soo baxaya iskuulada ku yaala degmadaasi iyagoona ka qeyb qaadanaya sidii ay u soo saari lahayeen arday dhan weliba ka dhisan.

Takwa College waxaa uu kamid yahay iskuulada kuyaala degmada Xudur oo ka qeyb qaadanaya soo saarista arday aqoon fiican leh, Takwa College ayaa waxaa lagu bartaan madooyinka kala duwan si gaar ah English iyo barashada Computer’ka qeybihiisa kala duwan.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here