Arday ka Aflaxday Iskuulka Sheekh Saahid Oo Xaflad dhiiri gelin ah loogu qabtey Deegaanka Qalimow.

0
6

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadaan oo aheyd mid lagu dhiiragelinaayey Ardey ka Qalin Bedelatey Dugsiga Hoose Dhaxe Iyo Sare ee Sheeikh Zaaid oo ku Yaala Deegaanka Qalimow ee Gobolka shabellada dhaxe ayaa Waxaa ka Soo qeyb galey Maamulka Degaanka Baxada , Waaladiin ,Macalamiinta Maamulka Iskuulka Ardeyda Iyo Marti Sharaf Kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here