Arday Ka Aflaxday Dugsiga sare Oo Xaflad qalin jabin ah Loogu Qabtay Degmada Buuloburte.

0
117

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ku dhawaad 50 Arday Oo Dhameeysay Heerka Dugsiga Sare ee Sanadka 2023-2024 Ayaa Xaflad Qalinjibin iyo sagootin iskugu jirtey loogu Qabtay Degmada Buuloburte Ee Gobolka Hiiraan

Qaar ka mid waalidiintii iyo Macliin ka soo qeybgashey Xaflada ataa Ardeyda kula Dardaarmey in ay sii wadaan waxbarashada

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here