Arday fursado Waxbarasho lacag la’aan ah ka helay Madarasada Rowdatul iimaan ee Baladweyne.

0
193

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) In ka badan 80 ardey oo iskugu jiro dan yar iyo agoon ayaa fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ka helay madarsada Roowdatul iimaan ee magalada Baladweyne.

Maamulaha madarsada Roowdatul iimaan Siciid Maxamed Aaden ayaa Warbaahinta uga warbixiyay tirda Ardayda ay siiyeen fursadaha waxbarasho ee lacag la’aanta ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here