Arday fursado waxbarasho ka helay iskuulka Ugaas Khaliifa ee Baladweyne.

0
95

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)In ka badan 66 arday oo iskugu jiro danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarsho oo lacag la.aan ah ka helay isluulka ugaas qaliif ee magalada Baladweyne.

Ardayda la siiyay fursadaha waxbarasho ayaa ahaa kuwo aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka waxbarashada waxna inta badan ardaydaas kafalo qaday walal somaliyeed oo ku nool dalka dibadiisa.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here