Arday dhameysatay Xifdinta Qur’aanka kariimka Oo Munaasabad Loogu qatay Baydhabo

0
202

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ku dhawaad 50 Arday ayaa ka qalan-jabisay Madarasada Qur’aanka Kariimka Ibnu Jazaari ee Magaalada Baydhabo Ee Xaruunta Gobalka Baay, Ardeydaasi oo mudo ku soo jireen Barashada Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

Xaflada Abaal marin lagu gudoonsiinaayay ayaa waxaa ka soo qeyb galay Maamulka, Mcalamiinta Madarasada, Culimaa’udiinka Baydhabo iyo Waalidiin.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here