Arday dhameysatay Xifdinta Qur’aanka Kariimka Oo Munaasabad Loogu qabtay Baydhabo.

0
66

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadaan oo ay aheyd mid ay ku qalin jabineyeen Ardey gaareysa 12 oo Xifdisay qur’aanka kariimka ayaa lagu qabtey Magalada Baydhabo.

12 Ardey ayaa ah kuwa wax ka bartey Madarasada Eynu Shamsi ee magaalad Baydhabo, waxaana xaflad loo qabtey ka soo qeyb galey maamulka madarsada, macalamiin, walaadiin, culimo, Ardeyda iyo marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here