Arday dhameysatay Heerka koowaad Waxbarashada Oo Xaflad Loogu qabtey Muqdisho

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan ayay ahayd mid lagu dhiiri gelinaayey Ardeydan dhameysatey heerka koowaad ee Jaamacada Plasma Xarunteeda Magaalada Muqdisho oo ah Dufcadii 14aad ee Jaamacada ka aflaxdey Xaflada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiiro Xilibaano Aqoonyahano iyo Marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here