Arday dhameysatay barashada qur’aanka Kariimka oo Munaasbad loogu qabtay Baydhabo.

0
83

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)In ka badan 7 arday oo dhameeysatay Xifdinta Qur’aanka kariimka islamarkaana ka aflaxday Madarasatu Caaisha Bintu Abiibakar Sadiiq oo ka mid ah Madaarista Mu’asasada Al waalideyn ayaa Xaflad qalin-Jabin loogu qabtay Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Xaflada ayaa waxa ka soo qayb galay maamulka Madarasada,Waalidiin,macalimiin , Ardayda munaasabada loo qaybtay iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here