Arday Dhamaysatey Qur,aan Kariimka ah Oo Xaflad Loogu qabtey Degmada Dhuusamareeb.

0
36

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madarasada Miftaaxu-Diin ee Magaalada Dhusamareeb ayaa Munaasabad loogu Qabtay Arday Dhamaysay Qur,aan Kariimka ah ee qowlka eebe

Munaasabada oo ay ku qalinjabinayeen in ka badan 10 Ardey oo iskugu jirtey wiilal iyo gabdho ayaa waxaa ka soo qeybgalay Masuuliyiin ka socdey Wasaarada Diinta ,Cumilmada Dhuusamareeb, maclimiin , waalidiin iyo Ardeyda Madarasada Miftaaxu-Diin.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here