Arday baratey maadooyin kala duwaan Oo Xaflad qalin jabin loogu qabtay Baladweyne.

0
107

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan oo aheyd mid ay ku qalin jibinayeen in ka badan 102 arday oo dhameysatay maadooyin kala duwaan ayaa Lagu qabtay magaalada Baladweyne. munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeyb galay waladiin, macalimiin ka kal socoto goobaha waxabarashada , bahada caafimaadka , aradayda dhigata iskuulka , iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here