Arday Baratey Computerka Oo Xaflad Shahaado lagu gudoonsiinayay Loogu qabtey Degmada Luuq

0
107

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xafladan oo aheyd mid ay ku qalinjabinayeen ku dhowaad 80 ardey kuwaasi oo bartey computer ayaa waxey wax ka barteen machadka bismo professional collage qaybtiisa computer ka oo ku yaala Degmada luuq ee gobolka Gedo

Munaasabada Shahaadooyinka lagu gudoonsinaayey ayaa waxaa ka soo qeyb galey waaladiin macalamiin odoyaal iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here