Arday baratay Xirfadda Korontada Oo munaasabad Loogu qabtey Kismaayo.

0
180

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan ay ku qalan jabinayeen arday baratay xirfadda Korontada iyo xirfadaha kale ee farsamada gacanta oo isugu jira Rag iyo Dumarba ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo, waxaana ka soo qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Jubaland si ay u dhiiri geliyaan Ardeydaas.

Ardeyda dhameysatey barashada Xirfadaha Farsamada gacanta ayaa halkaasi ku soo bandhigey waxyaabihii ay barteen iyagoo sheegey in ay si wanaagsan uga Faa’ideysteen Fursadan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here