Arday baratay Xirfadaha Farsamada Gacanta Oo Xaflad Loogu qabtey Hargeysa

0
93

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Hargeysa ayaa Wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska Soomaliland iyo Ururka Abuu hureyra Charaity Orgnazation waxay Xaflad ay ku ku qalin jabinaayeen ugu qabteen 146 ardey oo dhameysatey xirfadaha kala duwan ee farsamada gacanta

waxaa ka qeyb galay munaasabada Wasiir ku xigeenka wasaarada waxbarashda soomalilanad, gudoomiyaha hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha, maayar ku xigeenka hargeysa, xildhibaano, waaladiinta ardeyda iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here