Arday baratay xirfada farsamada gacanta oo abaalmarino lagu gudoonsiinayay magaalada Kismaayo

0
127

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabad ay ku qalin jabinaayeen Arday baratay xirfada farsamada gacanta ayaa abaalmarino kala duwan lagu gudoonsiinayay Macadka farsamada gacanta ee Sayid Cumar ee magaalada Kismaayo,Ardayda ka qalin jabisay Machadka farsamada gacanta ee Sayid Cumar ayaa gaareyso 150 arday kuwaa oo ah dufcadii ugu horeysay oo ka qalin jabiyo Macadka farsamada gacanta ee Sayid Cumar ee magaalada kismaayo.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here