Arday Baratay Xifdinta Qur’aanka Kariimka Oo Munaasabad Loogu qabtay Baydhabo

0
105

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo xarunta gobolka Baay ee koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu maamusaayay arday baratay xifdinta Qur’aanka kariimka, waxaana ka soo qeyb galay Culama’udiin, macalimiin, waalidiin iyo marti sharaf kale oo munaasabadda farxaddeeda darteed ardada la qeyb sanaayay.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here