Arday Baratay Qur’aanka Kariimka Oo Xaflad loogu Qabtay Baladweyne.

0
20

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baladweyne waxaa lagu xaflad ay ku qalin jabinayeen 28 Arday oo dhameysatye Barashada Qur’aanka Kariimka kuwaasi oo ka baxay Macadka Yuusuf Al-kowneyn ee baladweyne

Xaflada waxaa soo qeybgalay Masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Hiiraan kan Baladweyne , Maclimiin , Waalidiin iyo Ardeyda dhameysatey Barashada Qur’aanka Kariimka.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here