Arday baratay qur’aanka kariimka oo munaasabada loogu qabtay magaalada Ceelbuh gobalka Sanaag.

0
16

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madarasada Daarul salaam ee Magaalada ceelbuh Ee gobolka sanaag ayaa lagu qabtey Xaflad lagu maamuusayey Arday dhameysey Xifidinta Qur.aanka Kariinka ee Qolka Eebe uga Qabtey Gudaha Magalada waxaan munaasabada loo qabtey 21da Arday ka soo qeyb galey maamulka iyo macalamiinta culmawadiinka magalada waladiin arday iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here