Arday baratay Quraanka Kariimka oo munaasabad loogu qabtay Kismaayo

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubbada hoose ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jibinayeen in ka badan 30 arday oo dhameeysatay Barashada quraanka kariimka islamarkana ka aflaxay Madarasada Al-kheyraad.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeeybagalay maamulka madarasada waalidiin ardayda qalin jibisay iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here