Arday Baratay Kuliyado Kala duwan Oo Munaasabad Loogu Qabtay Boosaaso.

0
62

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasibad ay ku qalin jabinaayeen Ardayda dhameysasatay qaybaha kala duwan ee jamaacada Boosaaso ayaa lagu qabtay xarunta jaamacada ee Magaaladaan Boosaaso.

Waxaana ka qayb gallay Madaxda degmada Aasaasayaasha jaamacadan Madax ka socday Jaamacadaha kale ,waalidiin iyo ardayda ka qalinjabiyey.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here