Arday baratay kuliyadaha Caafiimadka Oo Xaflad Loogu qabtey Kismaayo.

0
65

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Mac-hadka Tababarka Caafimaadka Jubbaland ayaa 65 Arday oo baratay kuliyadaha caafiimadka u qabtay xaflad shahaadoyin lagu gudoonsiinayay.

xaflad shahaadoyin lagu gudoonsiinayay Ardey ayaa waxaa ka sooqeybgalay Maamulka Dowlada Hoose maclimiin Waalidiin iyo Ardeyda Shahaadooyinka la gudoonsiinaayey

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here