Arday Baratay Far-Qurxinta Oo Xaflad Loogu qabtay Baydhabo.

0
77

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabad balaaran oo ay ku qalan jabinayeen Ardey Baratey far qurxinta ayaa waxaa lagu qabtey Jaamacada Kaamil ee Magaalada Baydhabo

Munaasabadaan oo ay soo qaban qaabisey Madarasata Mubaarak ayaa waxaa ay noqoneysaa Dufcadii koowaad ee barata far qurxinta

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here