Arday baratay culuumta diiniga oo ka qalinjibisay Machadka Tartiil ee magalada Muqdisho.

0
85

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadan oo aheyd mid ay ku qalin jabinayeen 114 ardey oo baratay culuumta diiniga iyo qiraa’ada qur’aanka kariimka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Maamulka machadka Tartiil, waalidiin, culumaaudiin iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galay munaasabaddan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here