Arday baratay Computerka Oo Shahaado lagu gudoon siiyey Degmada Xudur.

0
72

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ku dhawaad ​​30 arday oo ka mid ah dufcaddii lixaad ee Machadka Bilal Technology Institute magalada xudur kuwaas oo bartay Aas-aaska Computer mudo lix bilood ah ayaa shahaado lagu guddoonsiiyay munaasabada ay ka soo qeyb galeen waladiin, macalimiin ,aradayada dhamaysatay Computer ka iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here