Arday baratay Computer-ka oo xaflad loogu qabtay Magaalada Beledxaawo.

0
133

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xafladdaan ayaa waxaa ku qalan jabinesay ku dhawaad 40 arday waana dufcaddii labaad oo baratay aaladda Computer’ka ee Macadka Tiij Balaanin ee Degmada Bedel-xaawo ee gobolka Gedo, waxaana ka soo qeyb galay bahda waxbarashada degmada, macalimiin, aqoon yahno iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here