Arday baratay cilmiga Shareecada islaamka oo Munaasabad loogu qabtay Muqdisho.

0
57

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa Munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay magaalada Muqdisho Arday dhameeysatay Barashada Culuumta Shareecada islaamka islamarkaana ka aflaxday machadka Al-seyn.

Munaasabada ayaa waxaa ka qayb-galay Maamulka Machadka, Culimaa’udiin, Macalimiin, Waalidiin , iyo Marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here